(feat. Mos Def and Chali 2na)
Gabar yaroo subhaano
Maro shabeelo hirato
Maro qafiifa huwato
Maga'aaga ii sheeg
Magaeygu waa sharaf
Sharaf haaji weeyan
Aqalada hariirta
Dhina baan ka jooga
Alla ya u sheega
Tinta u shanleeya
Nahoy zamzamey
Sabaah nuurey
Adoo kin kin iyo
Kaluun badaneey
Adoo hajka jira
Xasuus badaneey
Sahiibtaa asho ashaq baa dilay
Ugu dambeyntiina
Aniyo geeluba
Wa u banaanbahnay
[Chorus:]
Wanagii orodnee
Nabad barinee
Mareykan waa laga soo waayay [x3]
Le Ultime News
Tormentoni estate 2013: i candidati
Il 16 settembre 2013 esce il nuovo album dei Placebo
MTV awards 2013: tra i vincitori Emma, Mengoni e Nannini
Classifiche FIMI dal 03/06 al 09/06: Moreno imbattuto al primo posto
Sei appassionato di cucina? Ecco qualche consiglio per te
Links